У нас вы можете посмотреть бесплатно Maxay ku heshiiyeen Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Abi Ahmed oo booqasho ku tegay Muqdisho, Dagaalka Puntland kula jirto Daacish oo geba-gebo ah, maamulka Trump oo amray dhimista shaqaalaha dowladda Mareykanka, muhaajiriinta tegaya Britain oo sare u kacay, onald Trump oo ku dhowaaqy “Gold Visa” iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:00 Abiy Ahmed iyo Xasan oo ku kulmay Muqdisho 07:44 Dagaalka Puntland ee Daacish oo geba-gebo ah 13:01 Qaraxyo maanta gilgilay magaalada Bukavu 14:34 Trump oo amray dhimista shaqaalaha dowlada 18:04 Carwada ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya 20:43 Donald Trump oo ku dhowaaqy “Gold Visa” 26:22 Muhaajiriinta tegaya Britain oo sare u kacay Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.