У нас вы можете посмотреть бесплатно Timahaagu ma Daataan? 5 Cunto oo Dhakhaatiirtu Qariyeen! или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Miyaad ka daashay Saliid iyo Shaambo aan waxba tarin? 🛑 Dad badan waxay lacag badan ku bixiyaan Batana Oil iyo Hair Transplants, laakiin waxay iloobaan in timuhu ay ka soo baxaan DHIIGGA, ee aysan ka soo bixin qolofka! Muuqaalkan, waxaan kuugu sheegayaa 5 Cunto oo Sixir ah (Superfoods) oo joojinaya bidaarta iyo timo-daadashada 14 maalmood gudahood. Waxaan si gaar ah u sharaxayaa sida Ukunta (Biotin) iyo Abuurka Bocorka (DHT Blocker) ay uga fiican yihiin daawooyinka kiimikada ah. Sidoo kale, waxaan daaha ka rogayaa xiriirka ka dhexeeya Insulin Resistance iyo timaha daata, iyo sida Feel Great System u badbaadiyay timahayga. 👇 XALKA TIMAHA IYO CAAFIMAADKA (Feel Great System): Si aad u hesho Balance & Unimate, nagala soo xiriir halkan oo Commemt noo reeb Cutubyada Muuqaalka (Chapters): • ⏰ 0:00 - Jooji Saliidda & Shaambada! (Runta Timaha) • ⏰ 1:45 - Falsafadda Geedka: Timuhu waa beer u baahan bacrimin • ⏰ 2:30 - Cuntada 1aad: Ukunta (Biotin Bomb) 🥚 • ⏰ 3:45 - Cuntada 2aad: Abuurka Bocorka (Dabargoynta Bidaarta/DHT) • ⏰ 5:10 - Cuntada 3aad: Kalluunka & Omega-3 (Daaweynta Madaxa) • ⏰ 6:40 - Sirta Weyn: Sonkorta, Insulin & Timaha (PCOS Solution) • ⏰ 8:15 - Doorka Unimate & Balance ee Timaha • ⏰ 9:00 - Gunaanad: Jadwalka 90-ka Maalmood Haddii aad raadinayso Hair Loss Treatment, Hair Transplant Turkey Cost, Best Hair Growth Vitamins, ama Alopecia Cure, videogaan wuxuu kuu kaydinayaa kumanaan dollar. Baro sida cuntada dabiiciga ah (Natural Diet) loogu daaweeyo bidaarta iyo timaha khafiifka ah. ⚠️ Digniin: Tani waa talooyin ku saleysan nafaqo iyo khibrad. Fadlan la tasho dhakhtar wixii xaalad caafimaad ah. #TimahaBixisa #HairGrowthSecrets #DeeqDarajjo #Bidaarta #FeelGreatSystem #SomaliHealth #NaturalRemedies #HairCareRoutine #Biotin #PumpkinSeeds