У нас вы можете посмотреть бесплатно Sirta qarsoon ee journaling-ka ay qofna kuu sheegeyn.... или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Kasoo qaad inay maskaxdaada tahay meel cariiri ah oo fakaradeeda iyo iyo dareemayaasheedaba isku qasan yihiin. Qoraalka ama journaling-ka waa sidii adoo maskaxdaada daaqad u furaayo oo kale si hawo nadiif ah meesha usoo gasho, taas oo nadiifinayso isku dhaxyaaca fakirada iyo dareemayaasha. Qoraalka wuxuu ku tusaa fikiro ama dareemayaal badan oo waligaa baran laheyn ama fahmi laheyn haddaa qori laheyn. Inkastoo sanado badan ka hor dad badan ay qoraal saas ugu sii baraarugsaneyn, laakiin baaritaano badan kadib waxaa la ogaaday in qoraalka si gooni ah maskaxda faa’iido badan ugu leeyahay ay kamid yihiin inuu yareeyo walwalka, niyadjabka, stresska, cabsida, fikirada badan, qalbijabka iyo badi waxyaabaha ku dhaco dhimirka. Marka muuqaalkaan waxaan ku sharxayaa faa’iidooyinka qoraalka iyo hab fudud oo qofkasta oo rabo sanadkaan in qoraal bilaabo raaci karo. Haddaba waxaan idiin rajeenaa inaa muuqaalka wax ka fa'iidi doontaan. Haddaa muuqaalka ku cajabiyay ama aad ka heshay, ha hilmaamin inaa like saarato aadna la wadaagto qofkasta oo kuu dhaw aad is dhaheyso fariintaan waxbay ka badali kartaa. Haddii markaada kugu horeeyay ee tahay aa janaalkaan wax ka daawato, fadlan ha iloobin inaad nagu soo biirto insha Allaah waxaa soo wadnaa barnaamijyo badan oo faa'iido iyo xiiso leh. Waxii su'aalo ah misa haddii ay jiraan mowduuc aa jeceshahy aa rabto inaa kasoo hadlo, fadlan fariin inoogu reeb qeybta hoose ee commentiga. Waaku mahadsantahay daawashadaada! Muuqaalkaan wuxuu ka hadlayaa qodobada hoos ku xusan 0:00 - Hordhac 1:10 - Journalingka faa'iidadauu u leeyahay maskaxda 03:26 - Inaa qorshaha journaling u bilaabeeso dagsato 04:01 - Noocyada kala duwan ee journalingka 05:35 - Waxyaalaha journaling ku sameyn karto. 06:25 - Waqtiyada ugu haboon ee journaling-ka la sameeyo. 06:55 - Maxaa ku qoree marka buuga ama appka journaling-ka 07:49 - Dhamaad like and subscribe.