У нас вы можете посмотреть бесплатно Waayaha Cusub KAALMO DOON 2016 или скачать в максимальном доступном качестве, видео которое было загружено на ютуб. Для загрузки выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием видео, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
KAALMO DOON Waayaha Cusub 2016 Lixle Kaalmo doon kululow Ana way kan kifaaxee Ninkii kaaraa kadeedan Koolkoolshaa karaamaysan Kurbo dhaaf Kuleelkana daa Kaad kaadsoo Kubka qaad Ha is kadin kaalay Iga kororso kalmado Noloshada Ruuxa kaaba Kalsoni ba lagu qabaa Kasha kaalay igu qabo Farxadana igu kordhi Kistaadana hoo hoo Kirna haygu oran baby Keebaad la ciyaarin caawa Kala dooro Kuligenba wada arag Kibirkana dhaaf Kibirkana dhaaf Ha kadlaynin Hadba dhinac ha u kicin Masraxana ha ku kufin Kal iyo laabna u ciyaar Kaalmo doon kululow Ana waykan kifaaxee Ninkii kaaraa kadeedan Koolkoolshaa karaamaysan Gabaryahay ma kulana Karkaarada ma dhaafnaa Gabaryahay ma kulanaa Karkaarada ma dhaafnaa Kuurkuurow ma dayna Korso adag ma ku dhiga Kaalmana ma ku fidsha Kakadlaha ma ku bara Ha koolkoolin Qofan kaalmo Rabin Ha u kabash layn Ha u kabash layn Kolba qaad kolba qaad Kubku wa quruxe Kor u qaad Masraxana kaalay Igu soo kadi An wada kifaxne Karaamada doon Come come Baby yeey keen An wada kifaxne Sisintada keen Kaalmo doon kululow Ana waykan kifaxee Ninkii kaaraa kadeedan Koolkoolshaa karaamaysan