У нас вы можете посмотреть бесплатно Wadahadallo Maraykanka iyo Ruushka uga socda Riyadh | Qubanaha VOA или скачать в максимальном доступном качестве, которое было загружено на ютуб. Для скачивания выберите вариант из формы ниже:
Если кнопки скачивания не
загрузились
НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу
страницы.
Спасибо за использование сервиса ClipSaver.ru
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Wadahadallo Maraykanka iyo Ruushka uga socda Riyadh, Puntland oo qabqabtay dad Itoobiyaan ah,Israel oo ka baxaysa Koonfurta Lubnaan, soo-galootiga Chicago oo aad u walaacsan, xal u raadinta kirada guryaha Minnesota, iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:03 Wadahadallada Maraykanka iyo Ruushka 03:11 Puntland oo qabqabtay dad Itoobiyaan ah 07:16 Israel oo ka baxaysa Koonfurta Lubnaan 10:59 Xal u raadinta kirada guryaha Minnesota 18:10 Soo-galootiga Chicago oo walaacsan 22:12 Dadka China ee u tahriibaya Maraykanka 26:57 Xiisadda Dagaalka Bariga dalka Congo Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali 🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.